Ra’isul Wasaare Kheyre oo booqday xarunta Jaamacadda caalamiga ah ee Afrika (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo booqday xarunta jaamacadda Caalamiga Ee Afrika ee magaalada Khartuum oo ay wax ka bartaan ardaya Soomaaliyeed ee ugu badan ee dalkaas waxbarashada u jooga, ayaa kula kulmay madaxda jaamacadda iyo xubna kamid ah ardayda Soomaaliyeed ee ee jaamacadda wax ka barta. Guddoomiyaha jaamacadda caalamiga … Continue reading Ra’isul Wasaare Kheyre oo booqday xarunta Jaamacadda caalamiga ah ee Afrika (Daawo Sawirro)